telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Mulkiilaha Iyo Maamulka Shirkada Asli Maydi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Qaraabadii Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

Mulkiilaha Iyo Maamulka Shirkada Asli Maydi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Qaraabadii Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi

 

Mulkiilaha Iyo Maamulka Shirkada Asli Maydi Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Qoyskii Qaraabadii Iyo Eheladii Uu Ka Baxay Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Inaanilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Inaanilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Inaanilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

 

Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Iyo Dhamaan Shaqaalaha Shirkada Asli Maydi Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Qaraabadii Iyo Ehelada Uu Ka Baxay Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Degaanka Siigo Dheer Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag

 

Marxuum Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor Ayaa Ka Mid Ahaa Salaadiintii Sida Weyn Uga Shaqeysay Damintii Colaadihii Soo Noqnoqday Ee Ceelafweyn

Mulkiilaha Shirkada Aslimaydi Iyo Dhamaan Maamulkeeduba Waxay Si Gaar Ah Tacsi Ugu Dirayaan Qoyskii Qaraabadii Eheladii Asxaabtii Iyo Guud Ahaan Umada Somaliland Gaar Ahaan Reer Sanaag Oo Uu Ahaa Shaqsi Ku Qaaliya Rabi Ha U Naxariiste .

 

Source ; AF HAYEENKA SHIRKADA ASLI MAYDI

SIYAASI CABDI CASIIS ADEN DUCALE . (JALAWO)