telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Ayaa Dhalinyarada Shaqo Qaran U Qaybisay Dastuurka Qaranka SOMALILAND

Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arimaha Dastuurka Ayaa Dhalinyarada Shaqo Qaran U Qaybisay Dastuurka Qaranka SOMALILAND

 

21/04/2019   Darar-Weyne

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka WXG iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee WXG iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Jamaal Cabdi Muuse la taliyayaasha wasaaradda Agaasime waaxeedyadda iyo sidoo kale wasiirka wasaaaradda shaqo-gelinta qoyska iyo arrimaha bulshada ayaa maanta safar shaqo ku tegay kulliyada carbiska tobobarka dhalinyarada Shaqo Qaran ee Darar-Weyne

 

halkaas oo ay WXG iyo Arrimaha Dastuurku ugu qeybisay Dastuurka JSL Iyadoo Sidoo  kalena wasaaraddu  siisay Dhalin Yarada ku jira Carbiska  casharo ku saabsan wadaniyada iyo dastuurka Jsl