telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Shirkada ASLI-MAYDI Oo Magaalada CEERIGAABO Ka Hirgelisay Dhakhtar Casri Ah Iyo Mashaariico Kale Oo Horumarineed

Shirkada ASLI-MAYDI Oo Magaalada CEERIGAABO Ka Hirgelisay Dhakhtar Casri Ah Iyo Mashaariico Kale Oo Horumarineed

 

Shirkada Ganacsiga Beeyada Ee ASLI-MAYDI Ayaa Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka SANAAG Ka Hirgelisay Dhakhtar Caalami Ah Oo Wax Badan Ka Tari Doona Baahiyaha Caafimaad Ee Joogtada Guud Ahaan SOMALILAND Gaar Ahaana Gobolada Bariga Dalka

 

Dhakhtarkan Casriga Ah Ayaa Noqon Doona Mid Bulshada Gobolada Bari Gaar Ahaan Bulshada Gobolka Sanaag Mid Ay Mahadin Doonaan Iyagoo Kaga Raysan Doona Safarkii Dheeraa Ee Ay U Geli Jireen Baahida Caafimaad Ee Ay Ku Tagi Jireen Gobolada Galbeedka SOMALILAND Gaar Ahaan Caasimada Hargeysa

 

Dhakhtarkan Casriga Ahi Wuxuu Markhaati Cad Oo Aan Cidina Ka Indho Qarsan Karin U Yahay Wax-Qabadka Buuxa Ee Ay Shirkada Barakaysan Ee ASLI-MAYDI Ay Sida Harag La’aanta Ah Ugu Qabanayso Bulshada Somaliland Gaar Ahaan Bulshada Gobolada Bariga

 

Tan Iyo Markii Ay Ganacsiga Beeyada Kusoo Biirtay Shirkada ASLI-MAYDI Waxay Yadidiilo Nololeed Ay Gashay Bulshada Gobolada Bariga SOMALILAND

 

Bulshada Somaliland Waxay Mahadcelin Balaadhan Usoo Jeedinayaan Shirkada ASLI-MAYDI Iyo Mulkiilaheeda Kheyrka Qaba Ee BARKHAD JIBRIIL XASAN

 

Mulkiile Barkhad Jibriil Alle Ha Daayee Waa Shiqsi Markasta U Damqada Bulshadiisa Waa Shiqsi Ay Taariikhdu Xusi Doonto Inta Nolosha Somalidu Taagan Tahay

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: sky, house and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, shoes and outdoor

Image may contain: 2 people, including Garaad Cadhood Yasiin, people standing

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: house, sky and outdoor

Image may contain: sky, house, cloud and outdoor