telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Maamulka Gobolka Madax-Dhaqameed Iyo Taliyeyaasha Ciimada Gobolka SANAAG Ayaa Soo Dhaweeyey Wefti Heer Caalami Ah Kana Socday Shirkada ASLI-MAYDI Ah

Maamulka Gobolka Madax-Dhaqameed Iyo Taliyeyaasha Ciimada Gobolka SANAAG Ayaa Soo Dhaweeyey Wefti Heer Caalami Ah Kana Socday Shirkada ASLI-MAYDI Ah

 

Shirkada Asli-Maydi Iyo Wefti Heer Caalami Ah Oo Dad Cadaan Ah Oo Ay Wada Shaqayn Leeyihiin ( Partners ) Shirkada Asli-Maydi Ayaa Labadii Maalmood Ee U Danbaysay Ku Jiray Inay Soo Qiimeeyaan Mashaariic Ay Shirkadu Ka Waday Gobolka Sanaag

 

Masuuliyiinta Galabta Ceerigaabo Kusoo Dhaweeyey Weftidan Balaadha Ayaa Kala Ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag TIIMBARO Taliyeyaasha Ciidamada Kala Duwan Ee Heer Gobol Iyo Madax-Dhaqameed Tiro Badan

 

Weftidan Ayaa Dhanka Kale Ka Waday U Kuurgalka Xaalada Nololeed Ee Bulshada Ku Xidhan Ganacsiga Shirkada Ee Ay Wax Kala iibsadaan

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, cloud, sky and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, sky, mountain, cloud and outdoor