telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Waan Raali-Gelinayaa Siyaasi CABDILAHI YUUSUF Iyo Ex-Wasiir MAXAMUUD XAASHI Aqoon-Yahan CABDIKHAALAQ AADAN NUUX

Waan Raali-Gelinayaa Siyaasi CABDILAHI YUUSUF Iyo Ex-Wasiir MAXAMUUD XAASHI Aqoon-Yahan CABDIKHAALAQ AADAN NUUX

 

CABDIKHAALAQ AADAN NUUX Oo Ah Nin Dhalinyaro Ah Horena Qoraalo Gef Ah Facebook U Mariyey Masuuliyantan Kor Ku Xusan Ayaa Si Rasmi Ah U Garowsaday Inuu Raali Geliyo Siyaasiyiinta Wada Shaqaynta Leh Ee CABDILAAHI YUUSUF AXMED IYO MAXAMUUD XAASHI CABDI

Wuxuuna Hadalkiisu U Dhignaa Sidatan

 

RAALI-GELIN: Qoraal Aflagaado Ahaa Oo Bartaydan Aan Ku Qoray

———————————————————————

 

Anigoo Ah CABDIKHAALAQ AADAN NUUX Waxaan Si Kal Iyo Laab Ah U Raali Gelinayaa Adeerkay CABDILAAHI YUUSUFAXMED Iyo Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada MAXAMUUD XAASHI CABDI

 

Weligeedbaa La Arki Jiray In Raga Turxaani Dhexmarto

 

Adeerkay Cabdilahi Yuusuf Waxaan Si Kal Iyo Laab Ah Uga Raali Gelinayaa Gefkii Aflagaadada Ahaa Ee Cadhadu Iga Keentay Ee Aan Ku Qoray Bartaydan Facebook

 

Adeer Waxkastoo Dhacay Waa Aduunyo Binu Adamkuna Intaa Wuu Gefayaa Lknse Waxaa Lagukala Wanaagsan Yahay Hadba Sida Looga Garaabo Ninkuna Gartiisa U Qaato

 

Adeer Mar Labaad Iyo Mar Sadexaadba Waan Idinka Raali Gelinayaa Gefkii Dhankayga Idinkaga Yimi Adiga Iyo Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi

 

Allaa Mahad Leh