telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Shirkada Ganacsiga Xabkaha Iyo Faleenka Ee ASLI-MAYDI Laanteeda Muqdisho Oo Dekeda Magaaladaas Ka Dhoofisay Beeyadii Abid Ugu Tirada Badnayd

Shirkada Ganacsiga Xabkaha Iyo Faleenka Ee ASLI-MAYDI Laanteeda Muqdisho Oo Dekeda Magaaladaas Ka Dhoofisay Beeyadii Abid Ugu Tirada Badnayd

 

Shirkada Ugu Weyn Ka Ganacsiga Beeyada Ee ASLI-MAYDI Ayaa Dekeda Magaalada MUQDISHO Ka Dhoofisay Beeyadii Abid Ugu Tirada Badnayd Ee Laga Dhoofiyo Dekeda Magaaladaas

 

Sidaynu Wada Ogsoonahay Tan Iyo Markii Ay Shirkadan Asli-Maydi Ay Kusoo Biirtay Ka Ganacsiga Kheyraadka Dhulka Somaliyeed Ee Xabkaha Iyo Faleenka Waxay Bulshadu Ka Markhaati Tahay In Marba Marka Ka Danbaysa Ay Kor Usii Kacaysay Ganacsiga Beeyadu Iyadoo Shirkadan Laga Mahadiyey Guud Ahaan Geyiga Somalida

 

Shirkada Ayaa Hore Laba Isbuuc Ka Hor Dekeda Berbera Ka Dhoofisay Beeyadii Abid Ugu Badnayd Ee Laga Dhoofiyo Dekedaas Berbera Maantana Waxay Dekeda Muqdisho Ka Dhoofisay Beeyadii Abid Ugu Tirada Badnayd Ee Dekedaas Ka Dhooftay Taas Oo Cadayn U Ah Inay Shirkadu Tahay Shirkada Ugu Weyn Ee Ka Ganacsata Xabkaha Iyo Faleenka

No photo description available.

Image may contain: outdoor

No photo description available.

No photo description available.

Image may contain: one or more people

Image may contain: one or more people

Image may contain: outdoor

No photo description available.

Image may contain: sky and outdoor