telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka SANAAG Mudane AADAN CABDI AXMED Iyo Gudoomiye FAYSAL CALI WARAABE Oo Kulan Siyaasadeed Maanta Dhex Maray

Musharaxa Golaha Wakiilada Gobolka SANAAG Mudane AADAN CABDI AXMED Iyo Gudoomiye FAYSAL CALI WARAABE Oo Kulan Siyaasadeed Maanta Dhex Maray

 

Kulankan Oo Saxaafada Inteeda Badani Ay Dabada Ka Joogtay Ayaa Ahaa Kulan Is Xaal Waraysi Islamarkaana Gudoomiye FAYSAL Iyo Musharax ADAN Ay Isla Meel Dhigayeen Siyaasada Maamul Ee Xisbiga UCID Iyo Sidii Loo Horumarinlahaa

 

Kulankan Ayaa Kusoo Dhamaaday Is Afgarad Weyn Islamarkaana Laba Siyaasi Ay Si Weyn Uga Tashadeen Xaalada Siyaasadeed Ee Dalku Kujiro Iyo Sida Wax Looga Qabanlahaa Ka Xisbi Ahaan

 

Hadana Waa Kuma Musharax AADAN CABDI AXMED XARAARACADE

 

Aadan Cabdi Axmed Waa Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Gaar Ahaan Gobolka Togdheer

Aadan Cabdi Axmed Waa Ganacsade Mudo Badan Ka Ganacsanayey Beeyada

 

Aadan Cabdi Axmed Waa Nin Aqoon Dheer U Leh Bulshada Somaliland Iyo Gaar Ahaan Gobolka SANAAG

o