telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Xidhibaan Fahiima Yuusuf Quuje Oo Shaacisay In Ay U Tartamayso Maayirka Degmada Laascaanood

Xidhibaan Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Mid Ah Xidhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Laascaanood Oo Ayaa Markii Ugu Horaysay Shaacisayay In Ay U Tartamayso Maayirka Degmada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool Xidhibaan Fahiima Ayaan Ah Xidhibaan Hanatay Quluubta Shacabka Gobolka Sool Waa Markii Ugu Horaysay Xilka Maayirnimo Ay U Tartanto Qof Haween Ah Waxaan Sugid Mudan In Xidhibaan Fahiima Yuusuf Quuje Ay Taageero Balaadhan Ka Haysto Shacabka Gobolka Sool Iyo Xidhibaanada Golaha Deegaanka Magaalada Laascaanood.