telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Fashilkii Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dowlada SHARMA’ARKE GEELLE Iyo Musuq Uu Kula Kacay Shaqaalaha Haayada Ee Gobolka TOGDHEER

Fashilkii Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dowlada SHARMA’ARKE GEELLE Iyo Musuq Uu Kula Kacay Shaqaalaha Haayada Ee Gobolka TOGDHEER

Waxaan halkan idinkula wadagaaya maqaal ku saabsaan cadaaladarada ku geedaman hayada shaqalaha dawlad cadaladu waa tirka ugu muhiimsan diinta islaam waxaayna ina faraysa in qofka islaamka ahii uu ku adkaado cadalada, waxaan aad ula yaabanahay marka dhalinyada cadalad laga waayo ma waxaa laga helaya dadka waa wayn sharmarke geele gudoomiyaha hayada shaqalahu wuxuu cadalad u samayn kari wayey 70 shaqale ah oo ka tirsan hayada shaqalaha ma waxaaynu ka sugna in u Somaliland oo dhan u cadalad u sameeyo  waxaa intaas dheer musuqmasuq isaga goni uu ah oo uu wixii soo baxaba jeebka ku shubto wuxuuna dhalinyarada Somaliland ka yahay boog aan la ilawayn anigoo filayna in xukumada muuse bixi isha ku hayso sidaa caadiga ah shaqalaha hayada shaqalahu waxaay kala joogan lixda gobol ee Somaliland marka shaqo soo baxdo ee gobolada bari khasataan gobolka togdheer shaqo lagasoo qabanayo wuxuu usoo dira  sadex ay isku hayb yihin oo kaso jeeda gobolka awdal iyado dhalinyarada kasoo jeeda gobolada bari ay tirsanayeyn shaqo la aan bahsaan, tusaale ahaan gobolka togdheer waxaa ku sugan shaqale halkii uu shaqada soo baxda u astan lahaa gudomiyaha hayada shaqalahu wuxuu ka jecel yahay in uu usoo diro shaqale ay isku hayb yihin, waxaa intaas waxaa dheer waxaa jirta mashruuc world bank bixiyey oo ah tirinta iyo tayeeynta shaqalaha dawlada wuxuu gudomiyaha hayada shaqalahu mashruucas uu maamuulay si aan xilkaas iyo waayo aragnimo ku jirin isago badanka mashruuca lacagtii yarayd ee lagu talo galay in shaqalaha lasiyo uu isagu si gaar ah u maamuushay gaar ahaan lacagtii shaqalaha ee gobolada bari isla markaasna inamo ka keenay hargaysa iyo awdal u la waday wixii aay qadan lahayeen shaqalaha hayada shaqalaha gobolada bari gaar gobolka togdheer waxaaynu hayna xoogo intaas ka baxad baladhan oo uu ku kacay gudomiyaha taan iyo markii xilkaas loo cumadaday isago good madow ku riiday rajadii dhalinyarada ay ka qabeen in uu hananka dawladnimo ee Somaliland wax iska bedelayeen iyado xukumadihii jiray ay iska cadayd inay u janjeedheen dhinaca gobolada galbeedka Somaliland taas waxaa cadaynaysa  in tobankii sano ee ugu daynbayey ay badaha ku iidladeen dhalinyarada kasoo gobolada bari halka kumanan kalena ka shaqo bilaban gobol galbeedka Somaliland taas oo ayaan daro uu ah jiritaan jamhuriyada Somaliland

 

 

Guntii iyo gabadabadii waxaan idinla wadagii doono xoog taxano ah oo cadaynaya musuqmasuuqa baahsan ee tul hooganaya hayada shaqalaha dawlada Somaliland ee gobolada bariga khasatan gobolka togdheer

 

Lasoco qaybaha danbe ……………