telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Deg Deg Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Qaranka SOMALILAND Iyo Kuwa Maamulka Puntland Oo Goordhoweyd Dib Uga Qarxay Deegaanka TUKA-RAQ+Halkan Kaga Bogo….

Deg Deg Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Qaranka SOMALILAND Iyo Kuwa Maamulka Puntland Oo Goordhoweyd Dib Uga Qarxay Deegaanka TUKA-RAQ+Halkan Kaga Bogo….

Wararka Shebekadda SANAAGTIMES Ay Ka Helay Deegaanka Tukaraq Ayaa Tibaaxaya In Wakhti Yar Ka Hor Ay Halkaasi Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Uu Ku Dhexmaray Dagaal Mudo Kooban Socdey

illaa Hadana Lama Xqiijin Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkaasi

Sida La Ogsoon Yahay Waxa Mudooyinkii U Danbeeyeyba Deegaankaasi Isku Horfadhiyey Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland

Wixii Kasoo Kordha Kala Soco SANAAGTIMES.COM