telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Ururka Suxufiiynta SOMALILAND Ee SOLJA Oo Tababar Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Suxufiyiinta Ka Hawl Gasha Gobolka SANAAG Ayaa Magaalada Ceerigaabo Loogu Qabtay 20 Suxufi Oo Ka Hawl Gala Gudaha Magaalada CEERIGAABO+Halkan Kaga Bogo…

Tababarkan Oo Ku Ekaa Hal Maalin Ayaa Waxa Daadihinayey Gudoomiyaha Ururka Solja Ee Gobolka Sanaag Iyo Isuduwaha Wasaarada Warfaafinta Gobolka Sanaag Waaxana Lagaga Oo Hadlayey Uu Daaranaa  Anshaxa Saxaafada

Waaxana Ku Kulmay Warbaahinta Gobolka Ka Sanaag Gaar Ahaan Kuwa Gobolka Sanaag……….