telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo(Sawiro) Jabhada ONLF Oo Hogaamiye Cusub U Dooratay Taliyhii Hore Ee Ciidanka Bada Soomaaliya

Jabhada ONLF Oo Hogaamiye Cusub U Dooratay Taliyhii Hore Ee Ciidanka Bada Soomaaliya

Gudoomiyahan ayaa hore loogu doortay Deegaanka Bilcilcaymo oo Ka tirsan degmada Shaygoosh ee gobolka Qoraxay , oo halkaas oo ay jabahaddu ku qabsatay shirweynheedii 2aad sanadkii 1998.

Eray uu jeediyey doorashadiisa kadib ee maanta ayuu ku sheegay in uu sii wadi doona halgankii gobonimodoonka , jidkastana u maridoono .

Shirweynaha 3aad ee (ONLF) uga socda magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa sidoo kale lagu dooran doonaa xubnaha golaha dhexe ee jabahadda , sidoo kale waxa laga saari doonaa meesha jagadii ku xigeenka gudoomiyaha waxaana la dooran doonaa xoghaye guud.

Shirka jabahadda ONLF ayaa ku soo beegmaya xili ay isbadalo ka socdaan Itoobiya , tirao badan oo maxaabiis ayaa laga dareeriyey jeelasha , sidoo kale waxa (liiska ) ( argagixisada ) laga saaray jabhado hubaysan oo ay ONLF mid tahay .

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 1 person, crowd

Image may contain: 9 people, crowd

Image may contain: 2 people, crowd