telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Madaxweyne MUUSE BIIXI CABDI Oo Ayaa Galabta Gurigiisa Ku Booqday XAAJI CABDI-WARAABE Oo Xaalad Caafimaad Gurigiisa U Jiifa

Madaxweyne MUUSE BIIXI CABDI Oo Ayaa Galabta Gurigiisa Ku Booqday XAAJI CABDI-WARAABE Oo Xaalad Caafimaad Gurigiisa U Jiifa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta waxa uu booqasho ugu tegay xaaji cabdikariin Xuseen (CABDIWARAABE) oo xaalad caafimaad u jiifa gurigiisa, isagoo madaxweynuhu u duceeyey xaajiga In Alle ka dulqaado xanuunka oo uu caafimaad taama siiyo