telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Shirkada ASLI-MAYDI Inay Dhaqatay Dadkeeda Iyo Deegaanadeeda Cidina Ma Qarin Karto Aqoon-Yahan SADAAM NUUX XIRSI

Shirkada ASLI-MAYDI Inay Dhaqatay Dadkeeda Iyo Deegaanadeeda Cidina Ma Qarin Karto Aqoon-Yahan SADAAM NUUX XIRSI

Waxan bulshada rer sanaag ugu baqaya in ay la shaqeyan shirkada ASLI MAYDI COMPANY taso ah shirkad Laga Leeyahau gobolka sanaag mulkiilaheeduna yahay shakhsi u dhashay gobolka xaqna u leh in u hore u mariyo deganka iyo bulshadisa bulsho badan ba waxay wadaan shirkado an xaq u lahyin ganacsiga beeyada iyo hori marka gobolkaba waxan reer sanaag leeyahay caqligiinu ha shaqeeyo oo fiiro gaar ah waa in aad u lahaataan qofka xaqa u leh ganacsiga gobolka iyo hori marka

qof kasto ganacsade ahi wuxuu Doonayaa inuu hori mariyo deegaankiisa waxad la socotan rag badan o ganacsadayaal ahi in ay ka xun yihiin shirkada asli maydi iyo mulkilaha shirkada o qaday talabo hori mar leh iyo firfirconi u dheraday shirkadaha kale waxad ogtin xukumada manta talada dalka hayse e u hogaminayo madaxwayne muuse bixi uu dhawaan kulan uu la qaatay mulkiile barkhad ay ka wada hadleen sidii waxloogu qabanlahaa dadka abaaruhu saameeyeen ee kasoo jeeda deegaanada beeyadu ka bax hadaba xaq ma u leeyahay qof an aqoon geedka beeyada inuu iyo dadka iska leh inaynu barbar dhigno shirkadan daryeelaysa dadka beeyeysatada ah