telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Halkan Ka Daalaco Wararka Rasmiga Ah Ee Kasoo Kordhay Dagaalkii DARAR-WEYNE Ee Degmada CEEL-AFWEYN

Halkan Ka Daalaco Wararka Rasmiga Ah Ee Kasoo Kordhay Dagaalkii DARAR-WEYNE Ee Degmada CEEL-AFWEYN

Dagaalkii saaka ka Bilaabmay deegaanka darad weyen ee degmada ceelafweyn ayaa weli socda walow ay hada ciidamada qaranku gaadheen deegaanka dagaalku ka socday
wararka ayaa intaa ku daray inay beelaha dagaalamayaan isugu baxeen banaan aan geedna qarin midaas oo sababtay khasaare nafeed oo tiro badan iyo dhaawaca oo xadhi beelay
dhimashada dagaalkan ka dhacay deegaanka DARAR-WEYNE Ee degmada CEEL-AFWEYN ayaa lagasoo sheegayaa tiro ku dhawaad tobaneeyo qof
dhimashada dagaalka ayaa ah 9 qof oo labada dhinac u qaybsan oo kala ah 5 iyo afar walow wararku intaa ku darayaan inay jiraan dhaawacyo halis ah oo khatartooda leh
dhaawaca ayaa lasoo sheegayaa inay ka badan yihiin 20 qof oo labada dhinac ah
wixii intaa kasoo kordha waxaad kala socotaan wararkayaga danbe