telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Magacaabay Gudida Ololaha Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka SARAAR Iyo Siyaasiyiin Culus Oo Ku Jira

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Ayaa Maanta Magacaabay Gudida Ololaha Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka SARAAR Iyo Siyaasiyiin Culus Oo Ku Jira

Qoraalka Uu Muuse Biixi Uu Ku Magacaabay Ayaa Sidan U Dhignaa

Ref. No: XK/XGX/0042278/2017 – October 23rd, 2017
Ku: Xubnaha Guddida Ololaha Gobolka Saraar =Caynabo =
Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargiesa
Ujeeddo: Magacaabista Guddida Ololaha Gobolka Saraar ee Xisbiga KULMIYE.
Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka
ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddida Ololaha
Gobolka Saraar ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 23 October, 2017.

Gobolka Saraar:
1. Ibraahim Jaamac Haaruun – Guddoomiye
2. Faarax Cali Yuusuf –Guddoomiye Ku Xigeen
3. Axmed Caynab Xasan – Xoghaye
4. Maxamuud Xayir Ducaale
5. Axmed Maxamed Jaamac
6. Muuse Sahal Diiriye
7. Mustafe Xuseen Cali
8. Cabdicasiis Saleebaan Baashe
9. Cali Caarshe Cilleeye
10. Cabdi Yuusuf Xuseen
11. Cabdi Muuse Shire
12. Yaasiin Xasan Warsame
13. Khayre Cismaan Caalin
14. Caalin Cashuur Cawed
15. Aadan Cige Daahir
16. Maxamuud Cabdi Caarshe
17. Daahir Maxamuud Cabdi
18. Hinda Jaamac Xirsi
19. Axmed Cige Yare
20. Saleebaan Maxamed Faarax
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
______________________________________________
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE