telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Hambalyo Farxad Meher Mudane CALI FAARAX SICIID Iyo Marwo XAFSA JAAMAC CALI Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Burco

Hambalyo Farxad Meher Mudane CALI FAARAX SICIID Iyo Marwo XAFSA JAAMAC CALI Oo Meherkoodu Ka Qabsoomay Magaalada Burco

DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA SHABAKADA SANAAGTIMES WAXAY HAMBALYO AAN LASOO KOOBI KARIN HAWADA U MARINAYAAN FARXADA MEHERMA LAMAANAYAASHA ISDOORTAY MUDANE CALI FAARAX SICIID IYO MARWADIISA QAALIGA AH XAFSA JAAMAC CALI

WAXAAN ILAAHAY UGA BARYEYNAA INUU KA DHIGO REERKUU LAGU AFLO UBAD KHEYR QABA IYO ARSAAQAD XALAAL AHNA UGU DEEQO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMAA BIL-KHEYR AW FIL-KHEYR