telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Deg-Deg Weerar Lagu Qaaday Goobihii Ay Diiwaan Gelintu Ka Socotay Magaalada LAAS-CAANOOD Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Intuu La’eeg Yahay

Deg-Deg Weerar Lagu Qaaday Goobihii Ay Diiwaan Gelintu Ka Socotay Magaalada LAAS-CAANOOD Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Intuu La’eeg Yahay

 

Wararka Ka Imanaya Magaalada Laascaanood Ayaa Sheegaya In Dabley Hubaysani Ay Weerar Ku Qaaday Goob Ay Ka Socotay Kaadh Qaadashada Diiwaanka

Wararkaas Ayaa La Sheegayaa In Dableydaas Hubaysani Ay Rasaas Ku Fureen Askartii Ilaalinaysay Iyo Shaqaalihii Goobtaas Islamarkaana Khasaaraha Ka Dhashay Uu Yahay Inay Halkaa Ku Naf Waayeen Labadii Askari Ee Ilaalada U Ahaa Goobtaas

Weli Lamasoo Sheegin Dableydaas Hubaysan Cida Ka Danbaysay Lkn Waxaynu Wada Ogsoonahay In Ay Hanjabaado Kala Duwan Laga Hayo Maamul Goboleedka PUNTLAND

Wixii Kasoo Kordha Halkan Ayaan Idiin Kusoo Gudbinaynaa