telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Hambalyo Farxad MEHER Mudane CUMAR CABDILAAHI JAAMAC Iyo Marwadiisa KALTUUN CISMAAN XASAN

Dhamaan Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada SANAAGTIMES Waxay Hambalyo  Kal Iyo Laab Ah U Dirayaan Lamaanaha Is Doortay Mudane CUMAR CABDILAAHI JAAMAC Iyo Marwadiisa KALTUUN CISMAAN XASAN

Waxaan Ilahay Uga Baryeynaa Inuu Ka Dhigo Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado Ubad Kheyr Qabana Kala Hela

BAARAKAALULAKA WA BAARAKA CALAYKA WA JAMACA BAYNAKUMA BIL-KHEYR AW FIL-KHEYR

AMIIN AAMIIN AAMIIN

Image may contain: 2 people, selfie and closeup

Image may contain: 2 people, people smiling, selfie and closeup

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and outdoor