telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Halkan Ka Eeg Ciidamada SOMALILAND Oo Cagta Cagta U Saaray Ciidamada Maamul Goboleedka PUNTLAND Oo Soo Galay Deegaano Ka Tirsan SOOL

Halkan Ka Eeg Ciidamada SOMALILAND Oo Cagta Cagta U Saaray Ciidamada Maamul Goboleedka PUNTLAND Oo Soo Galay Deegaano Ka Tirsan SOOL

 

Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore Oo Ciidamo Ka Tirsan Maamulka
Putland Ka Baacsaday Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool
Taleex (Burcoonline) Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ee Jiida
Hore Ee Gobolka Sool Iyo Taleex Ayaa Maanta La Geeliyey Heegan Culus Ka
Dib Markii Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Putland La Soo Dhoobay Degaanada

u Yaala Xuduudka Ay Wadaagan Jamhuuriyada Somaliland Iyo Maamulka
Putland Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Hubaysan Gaadiidka Loo
Yaqaan Tiknikada Iyo Saraad Milatari Ayaa Socdaal Ku Tegay Degaano Ka
Tirsan Taleex Oo Ay ka Socota Kaadh Qaadashada Codbixinta Somaliland
Dhanka Kale Ciidamo Ka Tirsan Maamulka Putland Oo Daan Daansi
Siyaadeed Ka Bilaabay Degaano Ka Tirsan Gobolka Sool Ayaa Ciidanka
Qaranka Somaliland Ka Baacsadeen Degaanadii Ay Kaadh Qaadashadu Ka
Socotay Ee Maamulka Putland Doonayey In La Carqaladeeyo Habka Nabad
Gelyada Ah Ee Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Sool Ay U Qadanaya
Kaadhadhka