telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Dowlada CHINA Oo Joojisay Gebi Ahaanba Kaalmadii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay KUURIYADA WAQOOYI Halkan Ka Eeg Maxaa Soo Kordhay

Dowlada CHINA Oo Joojisay Gebi Ahaanba Kaalmadii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay KUURIYADA WAQOOYI Halkan Ka Eeg Maxaa Soo Kordhay

Dawlada Shiinaha ayaa ku dhawaaqday inay
joojinayo kaalmadii dhaqaale e ay u fidin jireen
Kuuriyada waqooyi, isla markaana ay
joojinayso badeecadihii ay ka soo iibsan jirtay
Dalkaasi.
Shiinaha oo ah dalka taageerada dhaqaale ee
ugu badan siiya Kuuriyada Waqooyi ayaa
cadeeyey in laga bilaabo maalinta berrito ee
Salaasada ay joojin doonaan waxyaabihii ay
birtu ka mid ahayd ee ay ka soo iibsan jireen
kuuriya .
Shiinaha ayaa haatan ku adkaysanaya in ay
lama huraan tahay inay dhaqangeliyaan
cunoqabatayntii ay qaramada Midoobay
dhowaan saareen Kuuriyada waqooyi, waxana
tani ku soo beegmaysaa iyadoo washington ku
eedaysay Shiinuhu in aanay wax muuqda ka
qabanin sidii Kuuriya cadaadis loogu saari
lahaa inay joojiso farsamada gantaalaha ridada
dheer